Riyada nin hadiyada ii keenaya oo ila hadlaya

Riyada:

Acs sheekh   waxan kuriyody qof an aqano    dhahaya  wajiga aniga   iskaleh     qofku waxau  ikeniy faraskina wn koriy     maxay noqonisa.

Sheekh waxan kuriyody will an xidhidh lahanjirnyi   oidalbaya  tob cadana waxau na iga dalbiy   wadanka  iswidhan  tobka waxau igu diriy isaga  wllllki    wanalikeniy   anigu na wn gashadiy tobki   ilhy hakubarakeyo wll

Riyada nin hadiyad ii keenaya oo ila hadlaya


Fasirka:

Riyada koowaad: waa riyo tilmaamayso nin ku rabo oo doonaya inuu xiriir kula yeesho wuxuu isku dayayaa inuu kuu soo dhowaado.

Riyada labaadna waa nin ku jecel oo doonayo inuu ku guursado waa riyo wanaagsan oo mustaqbalkaaga tilmaamayso.


The first dream: it is a dream that describes a man who wants you and wants to have a relationship with you is trying to approach you.

And the second dream is a man who loves you and wants to marry you is a good dream that describes your future.


Previous Post Next Post