Riyada dhagaha dahabka iyo dahabka meel ku jiro

 Riyada:

Tanna 2hawen kuriyoday hawen waxan kuriyoday anno dhaga dahab igu jiro gacanta kuhaya aan iska bixiyay

Hawenkale waxan kuriyoday gasac dahab iigu jira asago meshan dhigtay Mel aheyn yala markan furayna waxa igaso baxay dhago an dahab uekeyn anna aan kuridinin iigu jiro io katiinkeyga oo gees mirir ka ah waxan dhaha gasaca amu miririyay

Riyada dhagaha dahabka iyo dahabka meel ku jiro

Fasirka:

Labada riyo macane ahaan waa isku dhow yihiin, riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo barwaaqo, dahabka dumarka markay riyo ku arkaan waa nolol iyo mustaqbal iyo farxad.


The two dreams are literally close together, the dream describes happiness and prosperity, the gold of women when they see it in a dream is life and a future and happiness.

Previous Post Next Post