Riyada wiil labo far iga goonayo suulka iyo farta dhexe

Riyada:

Asc shiikho waxan ku riyoday  xalay anoo wil an aqano 2far gacanta iga goyay sulka io farta dhexe kadib waxan dhaha farahan ka maqan side ku nolane hadana waxan isdhaha alx dad aaba gacanta dhan kagoan adi faro le waye waxyar kadib waxa arka sulkii go o naa oosoo baxaya sidiisi uba so noqon wan yaba markasa le dhaha madama aad ku sabartay waa laguu soo celinaya farahaga fartii kalena wayso labane kdib hoyodey aa maqleyso infaraha leyga goyay wey igu qeyline maxad igu shegi weysay ey idhahe waxan dhaha hooyo midkas wa mid cabtoy ah ee iskada hadii ad utagto waxba maka maqlayo hoyadey weydide wan utageyna inaken ey idhahe waxan dhaha musqula gala isug hoyo wad baqday miya idhahe iyada io nago kale lasocda wey iga tage anna musqushii angala wan shubma mid badan biyo ah waxan dhahaa ilen calosha kajiranahay maxay noqon fasirkeda qofka idhahayo madama aadku sabartay waalaguu soo celin ma arkaayo lkn codkiisa len maqlaa waa cod nin

Riyada wiil labo far iga goonayo suulka iyo farta dhexe

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa nin inuu isku dayi doono inuu kaa gooyo ehelkaaga oo uu kaa mashquuliyo, hooyadaadana ninkaas raalli kama aha adigana waad ka qarinaysaa, marka taxdar ka qab dadka aad la xiriirayso.

Riyada waxaa dhici karto inay tilmaamayso mustaqbal fog ninka aad shukaansan doonto inuu yahay ninkaas.


The dream indicates that a man will try to cut you off from your family and engage you, and your mother is not pleased with that man and you hide it from you, when you are careful about the people you are in contact with.

The dream is likely to point to a long-term future the man you will date to be that man.


Previous Post Next Post