Riyada naag deriska guriga noo xaaqayso kadib garguuranayso

 Riyada:

Asc sheikh  hooyadey ayaa waxay  ku riyotay mamo oo dariskeena ah oo guriiga u xaaqeyso kadib markey xaaqida dhameyso maamada wey garguranee no so fasir qer Allah haku siiyo.

Riyada naag deriska guriga noo xaaqayso kadib garguuranayso

Fasirka:

Waa riyo tilmaamayso in dhibaatooyinka iyo mashaakilka ay ka tirtirmayaan guriga, waa riyo bishaaro ah oo wanaagsan.

Ilaahay wuxuu idin sakirayaa qof idin jecel oo idin adeegayaa oo idin ka dambeeyo.



It is a dream that indicates that problems and problems are disappearing from home, it is a good news dream.

God will make you a person who loves you and serves you and respect you.


Previous Post Next Post