Riyada gabar qaraabo aan nahay oo la bixinayo

Riyada:

waxan ku riyooday iyadoo la leyahay waxa la bixinyaa gabdh aad qarabo tihiin oon xafladii jogno ,kadib waxan xaflada  wada joognay  ardaydaan  jamcada wada dhigan jirnay. Lkn run ahaan gabdhaas qarabo daye xitaa waligay ma arag.

Riyada gabar qaraabo aan nahay oo la bixinayo

Fasirka:

Waa munaasabad farxad leh oo idin soo dhow, way dhici kartaa gabar reerkiina ka mid ah in la guursado, way dhici kartaa adiga inaad noqoto gabadhaas la guursanayo, guud ahaan riyada waxay tilmaamaysaa farxad aroos ama munaasabad qiima badan


It is a happy occasion that is near you, it can happen that a girl from your family is to be married, it can happen that you are going to be that girl to be married, in general the dream indicates a joy in a wedding or a valuable occasion



Previous Post Next Post