Riyada cuntada iyo meel bali ah aan taaganahay

Riyada:

Waxaad ii fasirtaa hadii alle idmo 

 Waxaa la isiiyaya wayl cuntu kujirto siiba galay lakariyay oo qadadiine kudhexjiro waan kaqatay,

 Kadib hadane waxan is arkay anigoo meel bali oo rays ama bihii kadhamaday lkn qoyan ah dhex tagan ,

Biyhih dhaman ogaa gedaarka waxaa kudhisan rooga qurux badan oo sida ubaxa midaba qurux badan leh gacanta markan saaro waxaan sooqadyaa ubaxayda  qurux badan  xagaas hadaan udhaqqane wazaan leeyahay waxaad kudhici ceelaal  halkan gidarka ah markaan gacanta iyo lugtaba saaro wixii quruxda badaan unbaa isooracaya 

Hadii alle idmo

Oo ay khayr leedahay

Waxaan sheekaysana qof dumar ah oo wayn  guurni kuheshiinay  lkn wali maanaan is guursanin

Riyada cuntada iyo meel bali ah aan taaganahay

Fasirka:

Riyada waa digniin waxaa lagaga digayaa inaad lugaha la gasho dhiiqo, taas oo laga wado inaad iska ilaaliso go'aannada qaar oo kuu keeni kara arrimo aaadan ka heli doonin markaad sameyso.

Way dhici kartaa riyada naagtaas aad la sheekaysanayso inay xiriir la leedahay.

Guud ahaan taxdarkaaga ka qab go'aanka aad qaadanayso.


The dream is a warning to be warned to go into a hole with your legs, which is to avoid making some decisions that can cause you things you will not get when you do.

The dream of that woman you are talking to may happen to be in a relationship.

Generally be careful about the decision you are making.


Previous Post Next Post