Riyada anoo ka guuleysanayo dadka iyo anoo taajir noqday

Riyada:

asc wll waxan rabaa inaad ifasirto riyo inbadan igu sonoq noqotay markasta oon ku riyodo anago qof islaynayna waxaan noqdaa ka ugu adkaada ee sabxada ama lagtanka ugu baas markasta wan arkaa riyadaas
mar marka qaarna alle oo tajir iga dhiga ku riyodaa labada riyo ifasir
Riyada anoo ka guuleysanayo dadka iyo  anoo taajir noqday


Fasirka:

Riyada koowaad oo ah in aad ka guulaysanayso dadka aad la dagaalamayso ama aad la lagdamayso waxay tilmaamaysaa nolosha inay kuu fududaan doonto oo aad guul ka keeni doonto.
Riyada labaadna waa riyo tilaamayso mustaqablka inaad heli doonto waxyaalo badan aad ku farxayso.

The first dream that you are winning over the people you are fighting or kicking against indicates that life will be easier for you and you will bring success.
The second dream is a dream that will make you happy in the future.

Previous Post Next Post