Riyada anoo bas saaran wadada ka lumayo meel kale aadayo

Riyada:

Asc sheekh waxan ku riyooday bas baan la socday gabadh family ah ban isku dhex. Aragnay. Saan. Usheekaysanaynay. Wadadii. Baan. Dhaafay. Xafada meeshan kaga dagi jiray. Darawalkii. Baa i istaagi. Wayay meel anan garanayn buu ijoojiyay. Xafado guryo wawayn. On ka cabsanaayo. Saan. U socday. Wadadii xafad. Bay ila gashay. Waxa joogta. Gabadh yar. Waxan waydiyayَmeel aan u maro dadii xafada. Way. Iso raacday. Gabadha yar marba way iqabsata sidii qof ila ciyaaraya hadana inay idishay rabta. Iyadoo qoslaysa. Laba jeer baan iska fujiyay. Markii sadexan. Wan is qabsanay wan dilay madaxan wax kaga dhuftay dhulkay ku dhacday waan cararay laami dheer baan kuso dhacay ano cabsanaya o arma lagu qabta leh riyada wa salada subax ka dib intaan tukaday baan seexday xili cad ceedu kulushahay.

Riyada anoo bas saaran wadada ka lumayo meel kale aadayo



Fasirka:

The dream is a warning, you are warned of a great thing related to your life,  look back at yourself what is wrong correct yourself, you may have missed the worship , I hope for the best I hope you strive for the worship of Allah


Previous Post Next Post