Waxan ku riyooday anoo foolanaaya kadib dhalaya gabadh

Riyada:

 Asc

Waxan ku riyooday anoo foolanaaya kadib dhalaya gabadh,  waxan ahay Gabdha aan wali gursan.

Waxan ku riyooday anoo foolanaaya kadib dhalaya gabadh

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo adag inaad mari doonto kaddib waxaad helaysaa farxad iyo barwaaqo, waa riyo wanaagsan.


Dreaming describes difficult things that you will have to go through and then you will have happiness and prosperity, it is a good dream.


Previous Post Next Post