Waxaan ku riyooday anoo dayaxa gacanta ku hayo

Riyada:

Acs sheekh  waxan kuriyody  aniga o dayax  gacmahiga kuhaya ad bu uqurxbadan  una ilahadlayi    waxau idhahy waxad akhrisata    ayada  all  baqra iyo ayada  falaq    ilhyow khir kadhig

Waxaan ku riyooday anoo dayaxa gacanta ku hayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto meel sare sidoo kale inaad caan noqon doonto, waxaadna kaga badbaadi kartaa isha dadka inaad akhrisato quraanka kariimka.

The dream indicates that you will reach a high point and you will also be famous, and you can be saved from the eyes of the people by reading the Qur'an.
Previous Post Next Post