Riyada ilkahayga oo madow noqday markaan muraayad ku fiiriyay

Riyada:

Waxan ku riyooday anigoo miyarad isku eegaya waxan arkayaa ilkahayga oo kuwo badan madoobadeen  wan yabyaa maxaa San ii galay kadib waxan tabanyaa illahygii wny iska soo qaadqaadmayaan, illhy bn ka maqagn galy riydaa sharkeeda inshaallh .

Riyada ilkahayga oo madow noqday markaan muraayad ku fiiriyay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dadka kuu dhow inay dabeecad adag kuula dhaqmi doonaan, taasna waxay ka imaanaysaa dhaqankaaga, ilkaha waxaa lagu fasiraa dadka kuu dhow qaraabada, walaalaha, modowga waa isbadalka ay isabalayaan, taasna adaa sabab u ah.


Dreaming indicates that people close to you will treat you with a harsh attitude, and that comes from your action, teeth are interpreted by people close to you relatives, brothers, the blackness is the change they are experiencing, and that is why you are.

Previous Post Next Post