Waxaan ku riyooday anoo dheeray ilaa cirka gaaray

Riyada:

waxaan ku riyooday anigoo dheeraanaya Dherer aan qiyaasi karaynin oo cirka in yar u jirsanaya, dhawr jeerna waan ku riyooday.

Waxaan ku riyooday anoo dheeraaday ilaa cirka gaaray

Fasirka:

Waa riyo wax badan tilmaamayso, sharaf iyo magac ayaad helaysaa, cimri dheerna waad helaysaa meelo badanna waad aadaysaa safarro badan ayaad galaysaa.


It's a dream that describes a lot, you get honor and a name, you get a long life and you go to many places and go on a lot of journeys.


Previous Post Next Post