Waxay ku riyootay aabaheeda oo horay u dhintay nacnac siinayo

Riyada:

habaryarty wxy ku riyootay abaheed oo gaadhi cad wata oo cusub ayaa u yeedhay wy ku cararty  markuu muu so fhaige  uu iso eegya uun bay tiru kadib nin buu ugu soo dhiibay  Xantoobo Nacnac shaglaydh ah iyo 7 quful oo quran oo furayaashodina ku wada jiraan oo isku wada taxan ,kadib gaadhiigii u dhaqaqay, Abeheeda uu dhinty o ma noolay ciligy ku riyooty.

Waxay ku riyootay aabaheeda oo horay u dhintay nacnac siinayo



Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa khayr badan inuu usoo socdo, aa bishaaro aad u fiican, waa arsaaq xalaal ah inshaa Allaah


The dream indicates a lot of good to go, aa very good news, it is a legitimate sustenance  if Allah say


Previous Post Next Post