Riyada anoo suuqa joogo baabuur isoo daba galayo

Riyada:

 Ø§Ù„سلام عليكم ورحمة الله وبركاته 

Shiikh Jazaakallaahu khayran 

Riyadaan ii soo fasir 

Waxaan ku riyoodi anoo suuqa jooga oo baabuur weyn oo dheer idili rabo yacnii halkii aan ugu leexdo ayuu iga soo daba aadaa Ana waxaan dhahaay ilaahow iga badbaadi

Riyada anoo suuqa joogo baabuur isoo daba galayo

Fasirka:

Waa ciriiri iyo dhibaato aad la kulmi doonto ama faduulis iyo qashqashaad, markaad suuqa aadayso iska ilaali meelaha qaar inaad marto, gaar ahaan meelaha raga dhibka badan ay joogaan oo aan akhlaaqda lahayn.

It is a struggle and a problem that you will face or harassment, when you go to the market be careful not to go to some places, especially where there are men who are in a lot of trouble and are not moral.
Previous Post Next Post