Riyada masas kala duwan cad iyo madow iyo mid qurux badan

Riyada:

Asc bahda daruuro waxaan xalay anoo meel baraya arkay mas qurux badan oo kubraha oo god sii galaya waxbaan ku tuuray saa wuu i caydh saday waana kaduulay  wuu iga haray saa waxaan tagay hooyday gurigeeda oo meel badiyo ku yaala saa daarada waa geedo masasbaan ku jir jira waan kawafa saaray masaskii kujiray gabarbaa igu tiri maskiibaa kasoo harmaray saa waxaan dhaha maskii ma aha oo madkaasi wuu qurxanaa eee waa kuwobkale qaat madow qaar mas cadan iyo madow waana wada cayriyay  mid madow baa anoo dilaya dhulka galay meeshii anoo qufaya waxaa kadoo baxay shurun shuur amakafabshii bahalka ladhaho waxaana dhahay waa isagee aan dilo ruuxbaana ilajoogay 

Riyada masas kala duwan cad iyo madow iyo mid qurux badan

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad leedahay dad cadow ah oo kala duwan, qaar aad u daran qaarna caadi ah.
Maska quruxda badan waa cadow afka kuu maceeyo oo iska dhigo inuu daacad kuu yahay.
Kuwa kalana waa dad kale iyagana cadow ah, laakin waad ka badbaadaysaa.


The dream indicates you have different enemies, some very intense and some normal.
The beautiful mask is an enemy who makes your mouth sweet and pretends to be faithful to you.
The others are enemies of others, but you will be saved.

Previous Post Next Post