Riyada nabi Muxamed SC oo igu leh hoo arsaaqdan

Riyada:

Asc shikh mudo 2sano melaha laga jogo ban waxan ku riyooday Ano masjid jogno aniga iyo dumar badan oon ka mid ahay waxa nagula leeyahy yaa quranka dhameeyay midbaa tagaysa saawala ka xaynaya tii gacanta tagtaba Ana waxa la ileeyahay ninkaas mataqana waaa nabi muxamade utag csw markan utago ban leyahy nabi Muhammad  miyaa tahay Haa bu ileyahy waan yabaya madhici karto ban leeyahy deedna isoo raac buu leyahy wuu ikaxaynaya meel buu igaynaya 3jeer buu wuxu ileyahy hoo irsaqadaan hooo irsaqadaan hoo irsaqadaan deedna wax weyn bey ila noqonayan dad masakina ban wax ka sinaya wixii nabigu isoo siiyay csw bal iii fasir shiikhow riyadas inshaallh.

Riyada nabi Muxamed SC oo igu leh hoo arsaaqdan



Fasirka:

Riyada Nabi Muxamed lagu arko  waa riyo xaq ah, shaydaan iskuma soo ekeysiin karo, marka riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto nolol aad u wanaagsan iyo barwaaqo aan lasoo koobi karin mustaqablka, 

Dadka masaakiinta ayaad wax siin doontaa, waxaad noqon doontaa qofka diinta islaamka ku dhaqmo.


The dream of Prophet Muhammad SW is a true dream, the devil cannot compare itself to it, when the dream indicates that you will have a very good life and innumerable prosperity in the future,

You will give to the poor, you will be the one who practices Islam.


Previous Post Next Post