Waxaan ku riyooday sheekha riyada fasiro anoo wax la cabbayo

Riyada:

Well waxaad ii Soo fasirtaa hadii alle idmo.

Anigoo socda waxaa iga Soo horbaxay sheekha waan salamay waanune isku farxnay waxaan idhi sheekh Riya walba oo aan kuriyoodo waad ii fasirtaa wasn't gartaa ee gacanta midig is qabsanay .

Waanu isracnay kadib anaa idhi sheekh halkan ayaynu kacabaynaa sharaab  waanu fadhiisanay  meeshune meherad bay ahayd agtayda Soo fadhiiso sheekh ,

Inshallah ii Soo fasir

Waxaan ku riyooday sheekha riyada fasiro anoo wax la cabbayo

Fasirka:

Waa riyo tilmaamayso kalsoonida aad ku kalsoon tahay fasiraada riyooyinkaaga, waa khayr inshaa Allaah, guud ahaan adiga waxaad tahay qof riyo badan, dadka sidaas ahna noloshooda aad bay riyo ugu arkaan, wax kaste iyaga kusoo socdo iyo wixii ay la kulmayaan.


It is a dream that indicates the confidence you trust in the interpretation of your dreams, it is good in the hope of Allah, in general you are a person of many dreams, and such people see their lives very much in dreams, everything that goes on with them and what they encounter.


Previous Post Next Post