Riyada mas madow oo candhuuf igu soo tufayo

Riyada:

Asc waxan ahay qof dumar eh oo xaas eh waxan ku riyoodey iyado nala joogo adeer qaraabada eh oo dhintey wu jiifey caruurteyda aya warqad uqoraayo oo amaan eh kadib qolka uu jiifey albabkisa ayan ku dhajinay kadib adeerki wu so kacay marki an qolkale ugu galaayey waxa ku jirey odeygeyga oo idhahay sharobo an cabay wan ku hurdey sifican. Markan Kaso tagey waxan so aadey jikada albaabka markan maraayo aya kor waxan ka arkey mas madow oo madaxa so taagayo kadib candhuf ayu igu tufey waxey iga gaartey madaxa ilaa garabkab ilaa gacanta jikada ayan ku cararey waxa ku jirey laba qof oo dumar eh mid aya biyo igu shubtey oo iga dhahdey waxeyna idhahdey hadu madaxa kaga shubi lahaay wu ka go,i lahaay kadib wiilkeyga aya intu kor korey igu dhahay Hooyo maski waan dilay aniga naxsan hurdada Kaso boodey. 

Aad aya umahadsantihin riyadaan hada awoodid iso fasira 

Riyada mas madow oo candhuuf igu soo tufayo

Fasirka:

Riyadan waa riyo sir weyn xambaarsan, waxay tilmaamaysaa inuu idin ku dhexjiro qof cadow daran ah, oo familka ama guriga ka tirsan oo xun wanaaga aad haysataan, marka wuxuu isku dayayaa inuu dhib idin keeno, wuxuuna noqon karaa dhibkaas isku dir iyo fidno.

Qofkaas cadowga ah wuxuu xiriir la leeyahay familka ninkaaga, laakin ugu dambeyn Ilaahay baa idinka reebaya oo waad ka guuleysanaysaan.

Marka riyada waa digniin oo lagaaga digayo dadka xunxun xataa hadday qaraabada yihiin, waxaa lagaaga baahan yahay inaad ka taxdarto.

Halkan ka daawo riyada maska madow


This dream is a dream that carries a great secret, it indicates that there is in you someone who is a fierce enemy, who belongs to the family or the house and is evil for the good you have, when he is trying to cause you trouble, and he can be that problem send and tempt.

That enemy person has a relationship with your husband's family, but in the end God forbids you and you will win.

When dreaming is a warning  you of bad people even if they are relatives, you are required to be careful.


Previous Post Next Post