Riyada ninkii aan kala tagnay oo guri sariir taallo i geynaya

Riyada:

Waxan ku riyoody sheekh   aniga oo nin an kalatagnay uu gadhi igu soqady waxu igeyay guri anaga iyo asaga nalohagajinayo o dabaqa o qolal badan markan gurigi dhaxmaryno waxan aragny qol dhari lagu karsady masan idhi eg kijy kadhigten qolke melyar o qiq kaga ba ay ayaan arky masuu igu yidhi inaken kana waxu igeyay qolki hurdada oo sarir lagu hagajinayo oo sarir ladhigy masa waxan idhi sarirtani tibarigi hore kaduwan yacni kajaban ban ujeda lkn man hadal kadib waxu igu yidhi kawaran sarirta lacag badan mahaye masan intan amusnaa oon qiro sileh uhad ayaan idhi wacadi Mar hadii an guri an lenay hely hadad doonto melahaga iskaga maqnwo waan kufarxy sheekh masu yidhi hadaba guriga hala mydho gurigana marki horan tagny waxan ugu tagnay gabadh an ilmabti nahy kadib gurigi wan kaso tagny oo  gabadhi ayaan bas sary isgaga gadhigisi ayaa naso horgaly  ilmayar oon udhalyna wan xabarsanahy bal ifasir sheekh


Cadi ahana ninku waa mid dumar dhawra qaba anagana marki hore anoo lanol ayuu rerqudha ayuu laha marka kadib waxy tidhi gabadhi iga horysay iyado fur anoon anigu waxba ogyn ayaa warqadydi laykeny kadib sasan kukala tagny oo rali kaman hayn in lay furo  Sarirtu Wa bulug Sharaxadna Way leday
Riyada ninkii aan kala tagnay oo guri sariir taallo i geynaya


Fasirka:

Riyadan waxay noqon kartaa mid tilmaamayso xiriir cusub inuu idin dhexmari doono ninka aad kala tagteen, ama waxaa laga yaabaa nin kale isaga oo kale inaad is fahantaan oo aad is guursataan
Waxaa kaloo dhici karto in adiga aad ninkaas jeceshay oo aad niyadda ku hayso mar kaste, guud ahaan riyadu ma aha riyo xun.
Waxaad ogaataa sariirta inay astaan u tahay xiriirka jacaylka labadiina idin ka dhexeeyay.

This dream could be an indicator of a new relationship between you and the man you divorced, or you may have to understand and marry another man like him.
It may also happen that you have loved that man and you are in the mood at any point, generally the dream is not a bad dream.
You know the bed is a symbol of the love relationship between you two

Previous Post Next Post