Riyada anoo Nairobi aadayo maxay tahay

Riyada:

Asc bahda adaruuro wll xalay waxaan ku riyooday anoo nayrobi jooga oo diyarad soo raacay una kacay gobolka  ay uu reerka nagu dagan yahay  markaan gobolka siigalayay waxaan arkay nin wadad ah oo dhintay oo aad u qurxan oo meel gogol ku fadhiya waxuu igu dhahy ma aabahaaba u timid bagaad ugu timid abahaa wuu kuu baahnaaye  hada waxa ila jogat hooyaday oo xanuunsan abahayna wuu iska xanuunsanyahay isna 

ani waligay Nairobi matagin

Riyada anoo Nairobi aadayo maxay tahay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa xaaladda aad mari doontaan wuuna kuu baahan doonaa aabahaaga Ilaahay khayr haka dhigo


The dream describes the situation you will go through and you will need your father God bless you


Previous Post Next Post