Riyada baranbaro oo soo weerartay ilmahayga

Riyada:

Asc walal waxan ku riyooday anigoo i soo weerartay barbaro iyo quraasho wiilkega ayay dhagta ka gali rabtay adibna aniga ayaa ka celiyay anigii ayay dharka iga gishay lakin dagaal dheer ma ku guulaysanin in aan iska Saro waa ka soo boday hurdad maxaa waaye riyadaas.

Riyada baranbaro oo soo weerartay ilmahayga

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dad xun iyo mashaakil, waxaa lagaa rabaa inaad ilmahaaga ka ilaaliso meelaha aan fiicnayn, Ilaahay sharta hana ilaaliyo.


Dreams describe bad people and businesses, you are required to protect your child from the unpleasant places, God forbid.

Previous Post Next Post