Riyada cirka iftiimaya iyo biyo soo fakanayo

Riyada:

Asc shikho waxan kuriyoday anni io mid ila dhalatay guriga jogna waxan arka samada oo iftiin ah oo kutubo badan yalan markasan waxan dhaha fiiri kutabada illaahey wuu awod badan yahay allaahu akbar kucel celinaa hadana waxyar kadib waxan arka lacag badan so dadanaya sida robka camal lacagahii arorsaneyna ani io dadka dhan waxa so dadanaya cunto alaab waxkasta la isticmala markasan waxa dhaha waxani macqul ma aha waxan so dadanaya waxan umaleyna iney ka imanayan magalo kale oo la halaagay bananka uso baxa waxan arka dhanka io bada oo biyo badan kaso socdan biyihiina dadka jiidanayan waxan uqeylina dad ila jogay socarara wan ordeyna biyihiina wey soo socdan xafada dhan dadkedi eber waye inta so hartayna wee cararayan dadkii ila socday wan kala dhumeyna markasa kaligey soo haraya Mel joga biyihiina weyso socdan dhulkan fariisana markasan alle barya ano oyaya illaahow ilmahega iney dhinten io inkale maogi hooyadey iney dhimatay maogi wilasheyda io gabdhaheyga wixii dhintay io waxa nool maogi illaahow kuwa xun dartod hano halagin kuwa awoda shegtay dartod hano halagin hana noo ciqaabin allow Caradada hanagu ridin kucelcelina marna wan sajuda marna wan kaso kaca sajuda kadib biyihii jidkii weyka lexanayan jidka kale ey ulexanayan waxan arka hoyadey oo dharkeda qoyan radineysa walalkey markasan uyeraa hoyo ima maqleyso anna codka wuu igo ay saan u oynayay maxay noqo neysaa fasirkeda waan layabay

Riyada cirka iftiimaya iyo biyo soo fakanayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrin weyn oo mucjiso ah waana cadaab daran oo soo socdo, taasna waxaa keenaya dambiga ay dadka galayaan.

Waxaa dhici karto dagaallada socda gaar ahaan dhulka Falastiin inay la xiriiraan arrimahan aad aragtay.


The dream describes a great miracle and it is a severe punishment that is coming, and this is caused by the sin that people commit.

It is possible that the ongoing wars, especially in the Palestinian lands, are related to these issues you have seen.


Previous Post Next Post