Riyada wiil aan jeclahay anoo gurigiisa garaacayo

Riyada:

Waxaan  ku riyooday  ani iyi abayo  iyo  qof kle  oo meel  mugdi  sucono  kadibna  anaga  oo socono  ayaa  waxaa dhacday  in  niman at qabsada labada  gawer  ee isla  socono

Anigana  aan cararo  kadibna  wiil  aa jeclahay  guriisa  aa gargaraacaa  cabaar

Kadibna  waaliga furaa  kadibna  wiilka oo waxaa arkaa asagoo wato  macwiiis  jaalo  iyo  garan cadan

Lkn  waxaa  dhacayo  in  tuugada  aysoo  galaan  ay  madax  wax  ay  ugu  dhuftan  ayaga

Kadibna  wey  ikaxeysanayan

Riyada wiil aan jeclahay anoo gurigiisa garaacayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa in wiilka aad jeceshay iyo adiga dad idinku dhex jiraan oo laguu diidan yahay naad la socoto wiilkaas ama xiriirkiina aan la oggolaan doonin.

Wiilkana diyaar uma aha guur hadda sida riyada laga fahmayo.


The dream indicates that the boy you love and you are among the people who are denied access to that boy or your relationship will not be allowed.

The boy is not ready for marriage now as the dream is understood






Previous Post Next Post