Riyada ayeeyo oo dhimatay isbitaalka gabar ku dhalayso

Riyada:

Asc sheikh wxn ku riyoday ayeydee o sonki hore geriyotay o leygu dha hayo ayeydaa ayaa dhashay gawar tan meshana waa mel isbital ah Ani wxn damcaa in an cunugti an so qaato lkn ninka isbitalka wxu igu leyahay lacag sadax boqul oo dollar ayaa lagu leyahay ayeyadaa ee keena lacagtas markas yad cunugta qadaneysiin wllkey ayaa siinayo lacagta cunugta waa cunug umuul cml cunugta inta an so qadanin kahor wxn arkaa nag kle o borsad karabka laga xirto xaday isbitalka dhaxdisa cunugti ayn so qatay markas wxn ola imid xafadenii markan muqdisho daknen guryaha dariska wey dhisnayeen lkn kaa anaga dagnan jirnay qadiimi ayuu ahay markas cunugti hooyadey ayn u kenay maraks wxn ku dhahay hooyo cunugtan nas nuji cunugti marki naska afka lo gilay naski o war ayu ahay hdane roob ayaa da ayay qulkeni jingadisa wey dulduleshay roobki ayn so galay Ani cunugti ayn hoyo abti geda ayaa imanayo cunugti korkeda ayu wxu kafujinaa baraf macala madaxeda baraf ayu ka fujinaa markas cunugti aniga ayu idhiwaa wxan lagu ma gacaa cungta maryama.

Riyada ayeeyo oo dhimatay isbitaalka gabar ku dhalayso

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo aad la kulmaysaan oo la xiriira ayeeyadaada, waxaa dhici karto qof inuu soo baxo oo dhahayo lacag ayaan ku lahaa ama inuu wax uu  u haayo oo iyada ay iska leedahay.

Sidoo kale riyada waxaa laga fahmayaa ayeeyo inay u baahan tahay duco.


Dreams describe issues you are experiencing with your grandmother, it can happen that someone comes out and says I had money in it or that they have something to do with it and it belongs to her.

Also in the dream it is understood from my grandmother that she needs a blessing.



Previous Post Next Post