Riyada:
wxn ku riyoday anigoo tagay meel ay ka jirto xalfad ama maxaadiro mid uun ka jirto kadib waxaa timi islaan wayn kadib wxn uga Kacey kursigygiii deto wxaan is idhi bal kursi aad ku fadhisato so daydayo wn soo baxay kuraasi jajabn baa yalaly anoo wali kursi radinya, ayaan arkay dad badan oo soo yacayaa o meel buura oo kale kaso dagaya ,kadib hadna meshiiba isla kacday qaylo, wxa la idhi wala qaxayaa wn so carar wxn radiyay moplkygi hooyaday bn wacay qaban mayso, kadib wllshay ayaa mesha ila joogty iyo dad aan jaar nahay wxa naga hor imnya dad sita baco, o leh wn qaxynaa, mid aan garanayan bn ku idhi mxaa dhacy wxy tiri sahra inankeedii ba nin dilay, (sahri wa gabdh aan jaar nahay )Wxn arkay iydiiyo sii carcarysa , ksdib gabdh aan inder nahy o oyaysa naga hor timi oo radinysa walsheed o foolanysy oy umulisadii u waday, wlshay by ku oydy oo iga kaxysaty ana wn baqyaa gabdh Baan ku idhi aan is waheshano, Ani wxan kusii socdaa dhakii gurugayga san rerkyguu uso ogado xaaladoda ,halka ay dadku kasii baxyaan magalda.