Gabar ku riyoonayso nin ay kala hareen oo status dhiganaya sawirkeeda

Riyada:

Gabadh aan wll nahy ayaa ku riyooty wiil ay wada socden o hadeer kala hadheen lkn soo waca mat walpa lkn aysan la hadlin kana qaban, oo status soo dhignaya sawiro ay leedahay ayadu. 

Wa gabadh aan la guursn wali xalkeedu waa ok

Gabar ku riyoonayso nin ay kala hareen oo status dhiganaya sawirkeeda

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa wiilka inuu wali jacayl u qabo gabadha oo uu rabo inuu xiriir la sameeyo, laakin waxaa dhici karta inuu yahay jacayl shahwo iyo maslaxad ku dhisan, ha iska ilaaliso inay ku dhacdo arrimo halis ah oo sharafteeda dhib u keeni kara.


The dream indicates that the boy still has a love for the girl and wants to have a relationship with her, but it may happen that he is a love based on passion, and be careful not to fall into serious things that can cause problems for her honor.


Previous Post Next Post