Riyada:
Asc wllky magacaygu waa maxmed aamin waxaad ii fasirtaa riyo
Caawo ayaan ku riyooday anigoo intaan suuli xaafada ku yaala galay oo ku saxaroonaya ayaan arkay saxaro wayn oo sii dhex taalay mesha halka aan ku saxaroono lahaa anigiina meesha waan ku saxarooday waxaana ka fikirayay miyaha aan wato in ay qaadi wayaan saxaran aad meesha oogu imid iyo taydii
marka aan ka soo baxo intuu dadka xafada iladagan intay intay suuliga gal is dhahaan ay arkaan meeshii saxo buuxdo
Sheekh khayr hel riyaas soo fasir
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil iyo murugo culeys kugu hayay inay kaa harayaan oo aad noqon doonto qof dareemaya raaxo iyo xasillooni waa riyo fiican inshaa Allaah.
The dream describes the difficulties and sorrows that have kept you from being left behind and you will be a person who feels comfortable and quiet is a good dream in the if Allah say.