Riyada:
Asalamaleykum.
Waxan kuriyoda mar walbo kuarka seyga markan iskuhanaqsanahay Hawenkas riyo ankuarka wayigusonoqnoqote Anago galma sameyneyno asago aniga ciqancinayo ila climax kataga lakini no penetration he just touched me .
In another dream kadib na aniga hajiga iyo ciyalka isku guri wadajoga an riyo kuarka oo rer iska degan badar iskakarsanyo lakini tan Haley riyada waxakujirto nag shaqala oo madhow ah oo real life ankugaraneynin riyada dexdeda bas akuarke pads igatugeyso anna wansiye hajiga wankaqariye
Fasirka:
Riyada koowaad waxay tilmaamaysaa raaxada sariirta inaysan noqon doonin sida aad rabto taasna waxaa sabab u noqonaya dumar ama fikir aad iyaga ka fikirayso ama shaki.
Riyada kale iyadana waxaa laga fahmayaa ninkaaga inaadan wax badan u sheegin oo noloshaada la xiriira.
The first dream indicates the comfort of bed is not going to be as you want and that is due to women or a thought you are thinking about them or doubting.
In other dream, it is understood from your husband that you do not tell him much about your life.