Riyada anoo xajka tagay oo arkaanta oo dhan gutay

Riyada:

Asc shiikh waxaan rabaa in la iisafiro riyadaan waxaan ku riyooday aniga soo xajinaya oo dhamaan tiirarka xajka wadagudanaya intaan riyada xajka ku jiray majiraan wax kale oo iga soo dhex galay waxaan usoo xajiyay sida saxda ah oo waxaan lamid ahaa qof aan riyoonayn oo xajka aaday.

Riyada anoo xajka tagay oo arkaanta oo dhan gutay

Fasirka:

Riyadan waa guul iyo wanaag ku sugayo msutaqbalka, xajkana waad aadaysaa naagna waad guursanaysaa hantina waad helaysaa inshaa Allaah


This dream is a dream of success and good waiting for you in the future, you go on a pilgrimage and marry a woman and you will have wealth in  if Allah say.


Riyada kacbada halkan ka daawo



Previous Post Next Post