Riyada Raga nasoo bursanayo inay na kufasadaan rabo waalshayda ayay qabsanayaan

Riyada:

Riyo  ayaan  qabaa

Gaber  waan  ahy

Waxaan  ku  riyooday   aniga  iyo  abaayo  iyo  qof  kle  iska  socono  kadibna  wadada  wiil  aan  jeclahay  gurigiisa  agtiisa  mareyno

Ayaa  niman  naga  soo  hor  baxayan  kadibna  walashey  iyo  qofka  kle  la  qabsanaa  ana  waa  cararaa  waxaan  aadayaa  wiilka  aan  jeclahay  gurigiisa

Waana  liga  furaa  asiga  ayaa  laabta  ka  galaa

Waxaan  leeyahay  walashey  waa  la  kufsanayaa  aniga

Asiga  tuuga  inuu  imaado dilayaa  anigana  waa  lii  ka  xeysanaa

Raga nasoo bursanayo inay na kufasadaan rabo waalshayda ayay qabsanayaan


Fasirka:

Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa qof xun oo adiga aadan ogeyn inuu xun yahay, taas macnaheeda waa inaad iska ilaalisaa dadka xunxun.


Dreaming is a warning you are being warned about a bad person and you do not know they are bad, which means you should be careful of bad people.


Previous Post Next Post