Riyada sandalka cusub aan boorsada ku wato

Riyada:

Walala waxaad ii fasirtaa aanigoo boorsadaydii dhabarka kuwata oo aan tagay kadibne waxaan idhi waxaan ka imid sandalkaygii   lkn waxaan wataa kuwa cusub ayaa boorsada iigu jiree ,

Ayaan kuriyooodaay inshallah haday khayr tahay ii Soo fasir

Riyada sandalka cusub aan boorsada ku wato

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga noloshaada, waxaana ay noqon kartaa arrintaas naag aad baran doonto oo laga yaabo in xiriir idin dhex maro.


Dreaming describes a change in your life, and it could be that of a woman you will learn about who may have a relationship between you

Previous Post Next Post