Riyada imaamka salaada qof kale booskiisa galayo

Riyada:

Asc sheikh waxaad fasirtaa 

wuxuu ku riyooday anigoo  masjidka salaad kula tukanaya jameecaad 

Markii salaad la xidhacay ayna gaadhin rukuucdii waxaa  banaanaaday  booskii imaanka  salaada tukinayay markaa ayaan isiri boos kiisa buuxi mid aan garanayay oo ka mid ahaa dadka masaajudka nagula tukada oo daba taagnaa imaanka ayaa buuxiyay booskii imaanka ila markiiba waxaa wada sujuuday dadkii imaankii iyo dadkii oo dhan marka laga reebo aniga iyo ruux kale oo sidii u taagnayn 

Ka dib waxay is waxaan qalbiga idka waydiyay sujuudu maxay ahayd mana jirin sujuud talaawiidne

Riyada imaamka salaada qof kale booskiisa galayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa imaamkaas inuu dhoofi doono ama laga wareejin doono masjidka qof aad garanayso ayaa loo dhiibayaa imaamnimada


The dream indicates that the Imam will be deported or transferred from the mosque. Someone you know will be handed over to the Imamate.


Previous Post Next Post