Riyada:
Walala waxan ahay xaas mardhaw guursatay waxan ku royooday bisad madow kow waxaan u maleyey inay ooman tahay waxan is iri biyo sii laakim way xanaaqday marka biyaha siyey kadibna way i caaysay sida Qof cadiya inuu inuu ila hadlaayo waxay igu tiri ma waalan tahay inaad qurux badan tahay mad is mooda waxayna isku dayeysay inay wajikeyga so gaarto ay iska garaafayso lakin kama ogolan Ilaa aan kala tuuray
Fasirka:
Walaal ma jecli inaan niyadda kaa jabiyo laakin riyada waxay tilmaamaysaa nin xun oo khiyaano badan iyo noloshaada guurka inaysan noqon doonin sida aad rabto, sidoo kale ninka wuxuu noqon doonaa qof dumar kale niyadda ku hayo oo adiga aan daacad kuu ahayn, waxaa kaloo riyada ay tilmaamaysaa dad xaasidiin ah inay kuu dhow yihiin oo aan kula jeclayn wanaag iyo khayr, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso dadka xunxun Ilaahay hakaa badbaadiyo.