Riyada:
Waxa arkay anigo la iabursanaya wliba laba nin funanad madow watan o dheeer joog leh Fera dhisan Aya iso bursanaya mel wxa aada muskula ah blse guri Cid daganyhn cml u eka mesha gabedho jogo waxa oranaya hdi aad aragtan nimn iradinaya gabdhas na aragten kudhaha Maya dhaha mrka mel jinkad ku dhumana ninmanka mrke iwayan we iska labanayan anigi so bax maagay Aya wxa arka mel dhan xabado ka yereso laku shaqshaqa jinkad korked kdb anigo sobaxay waxa arka dhiig ika qulqula madax korkisa sujuda geskeda dhaforka udhow mrka wa iska tirtira hadana wa so dadanayan kdb iska dhaqa cadi inqone midas mid qiyali miya mise wa riya sax.
Fasirka:
Riyada waa riyo tilmaamayso dhibaato adiga kugu soo socoto, waxaa laga yaabaa inaad dagaal gasho oo dhib weyn kugu dhaco Ilaahay ka magangal.