Riyada:
Asc wr wb walaal? Walaal waxaan ku riyooday aniga oo makkah joogo, waxaana u socday dhinaca kacbada, waxaana u maleeyaa inaa salaada waqtigiisa la joogay oo aan rabay inaan soo tukado. Makka waxaan u maleeyaa inaan cimro u joogay. Jazakallah kheyr walaal.
Fasirka:
Inshaa Allaah riyada waa riyo bishaaro xambaarsan waxay tilmaamaysaa ammaan iyo nabad iyo guul sidoo kale inaad xajka aadi doonto mustaqbalka.