Riyada:
Asc wallky waxa ifasirta anigo musqul kuwada jiranay walashay igayar baa aniga musqusha ku saxaronaya iska dhaqaya markas kadib iyadu caag be Colgate ku dhijinesa aniga kadib musqusha mesha godka ku dhax dhaca walashay icawi dhaha iyadana wa ika diidesa wadnaha ixanuna Fera ixanuna iledahay kdb aniga xoog uka kacaya godka kdb bananka so aada riyadan ifasir abwe
Aniga walashay waan is dagalnay mar hore blse we iga xanaqsan tahy iyadu sakay riyadana arkay.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa in adiga iyo walaashaada oo wax laydin ka faafin doono oo dadka ay ku sheekeysan doonaan, waayo labadiina oo musqusha iskula jira wax fiican ma ah, marka waxaa fiican inaad iska ilaaliso wixii xumaato ah, dadka yeysan idinka faa'idaysanin.