Riyada nin meel ku xiran oo lagsoo daaynayo

 Riyada:

Acs wll waxan kuriyody will an xidhidh lahanjirnyi  oo meel ku xidhn oo waxa lalaha u walanyhy kadib wuxu ku xidhna Mel cidhiya   labarka ayu kabixi karai wayay  kadibna ana soisgay labaki markana lababki aya winaday wn kaso saray  u idaba socday isago walan ilhy hakubarakeyo wll isojawab.

Riyada nin meel ku xiran oo lagsoo daaynayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu niyadda kugu hayo oo adiga kaliya uu ku rabo marka haddii wax kaa reebaya jirin inaad is guursataan iska guurso badbaadi waa nin miskiinee


Previous Post Next Post