Riyada qof aad isku dhacsan tihiin oo malab ku siinaayo

Riyada:

acs sheekh waxan kuriyoday   qof an isku dhacsanahay  meel  beera   aan wada joogno waxa  kamid ah geedka  canabka  iyo geedka gobka    waxau isanayi  malab.

Riyada qof aad isku dhacsan tihiin oo malab ku siinaayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heshiin doontaan oo uu si fiican kuula dhaqmi doono inshaa Allaah riyada waa bishaaro.


Previous Post Next Post