Riyada:
Hadi aad riya ku aragto qof tintisa qawantahay sariirta ag fadhiya tinta mesha gadale jekada Hal ciro ku leh fasirkedu.
Fasirka:
Qofkaas hadduu nin yahay riyada waa wax fiican haddii ay naag tahay qofta tinta qaawan riyada waxay tilmaamaysaa wax xun sida balaayo iyo rafaad.