Riyada wiil gabar tufaax siinayo oo darteeda u dagaallamayo

Riyada:

 Acs walaal waxan ku riyooday  wiil aan  aqaano oo aniga dartey  u dagaalamaya    aniguna waxan isku eegayaa  muraayad  waan qurux badnaa    wuxuu i keenay tufaax waan cunay  oo macana ilaahay ha ku barakeyo walaal.

Riyada wiil gabar tufaax siinayo oo darteeda u dagaallamayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa nin inuu kusoo dooni rabo oo adigana aad diyaar u tahay in lagu guursado, wuxuu isku dayaa ninkaas inuu dhankaaga soo aado asoo loo diidan yahay inuu ku guursado.




Previous Post Next Post