HomeRiyada Cuntada Waxan ku riyoday wiil aan garanayo oo jarjarayo tufaax oo i siinayo April 04, 2023 0 Riyada:Asc waxan ku riyoday aniga wiil aan garanayo oo jarjarayo tufaax oo i siinayo.Fsirka:Riyada waxay tilmaamaysaa wiilkaas inaad wax ka heli doonto oo uu wax kuu qaban doono, ama uu idin dhexmari doono guur xalaal ah iwm. Tags: Riyada Cuntada Riyada Tufaaxa Facebook Twitter