Riyada:
Gabar waxay isheegtay inay ku riyootey aniga iyo xaajiga oo kala tagnay oo aan aniga nin kale guursadey Asgana xaas kale oo aan anigu caruur kale aan dhalay asgana wax danbe uusan dhalin
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa noloshiina in dad kale ay soo galayaan oo ay siku dayayaan inay gurigiina kala tuuraan, shardi ma aha inaad si toos u kala tagtaan laakin waxaa laga yaabaa dad cadow ah inay idinka dhex shaqayn doonaan, marka iska jira dadka cadowga ah oo xaasidiinta ah oo guryaha kala tuuro.