Riyada:
Sheikh waxaan ku riyooday gabar aan aqaano oo lay dhahaayo dhiig lagu shubay kadib xaalad dhimasho ayeey kugu jirta?
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha inay mari doonto waxyaalo nolosheeda ciriiri galinayo waxay u baahan doontaa in la caawiyo dhibka ay gali doonto dartiisa Ilaahay ha u yasiro