Riyada:
Ado mahadsan wll riyo kale aan ku waydiiyo
Anoo marayaa meel rooban aadna u qurux badan ayaa waxa ila dumaya dhulka waxaan ku dhacayaa meel hoose lkn waasaca iska qurux badan aan wax cabsiya lahayn keliya waxaan rabay inay iigu timaado meesha aan joogo islaan eedadaya oo aan dadka ugu jeclahay waxaan isleeyahay may raadkaagi soo raacdo hakasoo dhacdo halkaa hana kugula noolaato meeshane
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto dhibaatooyin kala duwan oo aan dhib weyn kuu geeysanaynin