Riyada qof isku dayaya inuu albaabka soo furo

Riyada:

Sheikhow waa maxay riyada albaabka gurikeyga ayaa Qof isku daya ino so galo anigu  waxaan maqlaa shanqarta gaanjada albaabka laakin oo xiran yahay Qofki markii ogaado inuu xiran yahay wuxuu ku ordaa jaran jarada  wan maqlaa

Riyada qof isku dayaya inuu albaabka soo furo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inuu jiro qof rabo inuu wax kaa ogaado ama inuu sir kaa qaado maxaayeelay dhuumashada qofka iyo isku dayidda soo galidda guriga isagoo is qarinaya waxay astaan u tahay raadinta sirtaada marka iska ilaali dadka qaar.
Previous Post Next Post