Riyada:
Markaa wiil ayaa dhahay ii waydii mid waana sidan
Cumar binu khadaab ayaan kula kulmay xaramka ka bacdi gurigiisa ayaan u raacay jidka markaan maraynay neef lax ah ayaan la iibiyay xafadiisi oo aad busaarad uga muuqato ayaan tagnay markaa waxan waydiiyay su.aalo aduunyada ku saabsan waanu fahmi waayay markaan seexanayna waxa lay tusay aduun yadii ooo foool xun waxna dhex oolayn.
Markaa waxaan ku dhahay aduunyadii waad kala tagteen oo hamigaagu waa janno wuxuu dhahay miyaad hubtaa inaan jannada gelayo maya ayaan dhahay ee inoo ducee wuu fadhiistay waxaanu ku celceliyay اللهم سخرنا illintii ka qubanaysay ayaa sida roobka iigu qubanaysay.
Fasirka:
Wiilkaas arkay Cumar bin Alkhaddaab (RC) wuxuu noqonayaa qof Alle u dhow oo iimaankiisu aad u sarreeyo wuxuuna noqonayaa qof ku dadaalo khayrka iyo camalka suuban.