Riyada:
Waxan ku riyoday anigo kaluun shiilan iibsanya kadib marki aan lacagti bixiyay walina anan malaygi cunin ayan hordadii ka tosay.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto xoolo ama lacag laakin dood iyo dagaal ayaa ka horreeya oo rafaad aad la mari doonto, kaluunka shiilan inta badan sidaas ayaa lagu fasiraa.