Riyada anoo booqanayo guriga hooyadayda

Riyada:

Waxan ku riyodaa  mudo 2 years ani oo aaday guriga hooyaday oo is dhahy maxaa hooyo ugu imaatay adoon dhar uwadin maxaa boorso dhara ugu keeni wayday maxaa u imaatay  xalay ugu danbaysay waxan lahaa maxa hooyadaa adoon  waxba u wadin ugu imaatay  hooyo waxay igu lahayd hooyo 4 cunug ilahay haduu kusiiyo way kugu filantahay   ani hada hal cunuga haystaaa.

Riyada anoo booqanayo guriga hooyadayda

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa xaalada aad ku sugan tahay oo ah fikir badan oo aad ku jirto nolosha ayaad ka dareemaysaa walwal iyo niyadjab waxaa laga yaabaa inaad ka gaabisay hooyadaada inaad garabkeeda istaagto marka ku dadaal hooyadaada inaad ka duceysato oo aad niyadda u dejiso wixii dhib ku haystana inaad u sheegato.

Previous Post Next Post