Riyada:
Asc wll waxad iisoo fasirtaa ayeeyadey aabo oo dhimatay oo soo noolaatay ila joogto oon meel dariiqa wada socono oon garabka ka haayo sey udhicin ulna bakor eey kusocota wane ley qaba xas ahay gabar bardhow aroostay ayan ahay iisoo fasir wll
Fasirka:
Riyadan waa khayr waxay tilmaamaysaa gurigaaga inuu noqon doono guri barakaysan oo barwaaqo leh sidoo kale waxaa lugugu boorinayaa inaadan illaawin ayeeyadaada waa inaad u duceysaa marka aad salaad tukanayso ama aad quraan akhrinayso.