Riyada:
Asc waxaad ii fasirtaa adigoo mahadsan
Waxaan raacay gaadhi cusub oo cad oo looyaqaan cabdi bili (qabaal) laba shidhla ah waxaane uu igeeyay meel hool ah lagune hayo shir,
Waxaane ku fadhiistay kursi .kadib waxaan lahadlay ninkii shirka hayaay une sheegay inuu nin miskiin ah oo meesha shirka Nala fadhiyay inuu siiyo guri uu dago,waane ku adkeeyay ,
Kadib waxaan arkay ninkii aaan lahadlayay oo ninkii isaga xukumay eegaya, waxaan idhi waxaad kacabsanayso waa ninkii kuxukumay ,
Isagii amsuulka ahaa yaan u sheegay arintii guriga uuna iga aqbalay waan siin ayuu idhi ,
Waxaane idhi waxaan tag ayaa fasax 2 bilod ah in la ibadalo ayaan dhici kartaa , waxaan Soo raacay bas cusub hawayn ayane ila sooracay meel ayuu istaagay markaad ayaan idhi meesha naga dhaqajiya yaan sugaynaa waxaa laiigu jawabay dirawalkii ayaan sugaynaa huradiidii ayaan kasoo toosay insha allaah ii Soo fasir khayr alahaa ku siiyo
Waxaan Kaa ilaabay waxaan ahay shaqale dowladeed Marka waxaan galanay 2 blood oo fasax ah xiligan hadahay